BTS: golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa wax laga baday maanta

Friday January 28, 2011 - 18:42:51
0 Comments
1067
Super Admin
Golaha wasirada iyo kuxigeenada puntland ayaa lagu sameeyey isku shaandhayn iyo wax ka badal maanta waxana loo badalay sidan:
Wasiirada Cusub ee la magacaabey

1-Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo garoomada Cali Axmed Gamuute
2-Wasiirka Wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,dhalinyarada iyo Isboortiga C/weli Xirsi Cabdulle (Indhaguran)
3-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Axmed Cali Askar
4-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Eng.Maxamuud Xaaji Saalax

Wasiir ku xigeenada la magacaabey

1-Wasiir kuxigeenka Howlaha guud iyo gaadiidka Faarax Cali Cabdi
2-Wasiir Kuxigeenka degaanka,duurjoogta iyo Dalxiiska Burhaan Cilmi Xirsi
3-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda duulista Hawada iyo Garoomada Faarax Seed Cilmi
4-Wasiirka Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Maxamuud Maxamed Idris
5-Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Axmed Cigaal Cawaale
6-Wasiir kuxigeenka Shaqada,Shaqaalaha,dhalinyarada iyo Isboortiga Cismaan Cawad Cali

Wasiirada Shaqadooda Waayey

1-Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Xassan Cabdi Maxamed
2-Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Isboortiga Maxamed Nuur Cagaweyn
3-Wasiirkaii Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Cabdixakiim Axmed Guuleed
4-Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Axmed Cilmi Cismaan Karaash

Axmed Shiikh Xirsi BTS Online

Related Items


Leave a comment