B. badeeda Lacag Madax Furasho ah u Qaday $5.7 million.

Friday June 17, 2011 - 23:28:15
0 Comments
975
Super Admin
Burcad badeedi soomalida ahayd ee haysata markabkii laga lahaa dalka Germany ayaa siidayay kadib markii ay Qadeen Lacag madax furasho ah oo Garaysa $5.7 million oo doolarka maraykank aah.
Burcad badeedka ayaa markabkan kasoo Afduubay meel aan sidaasi uga sii fogeyn xeebaha dalka Cumaan isagoo ahaa Markab xamuul ah bishii April 8-dee sanadkii 2010ki isagoo xiligasina kusii jeeday dalka Jabuuti.

Markabka ayaa saarnaa shaqale gaaraya 10 kuwasoo Afar ka mid ah ay u dhasheen dalka Ukrain halka lixda kalena ay Ahaayeen Philippine Burcad badeedka soomaalida ah ayaa hadan sii labo jibaaray Qafaalashada maraakiibta shisheeya Xili ay biyaha soomaali ay jogan marakiibta dagaalka modowga yurub kuwasoo ilaalo ka haya xeebaha soomaalia balse Ma muqata wax ay ilaa hadan ka qabteen Arimaha burcad badeedka.

Burcada ayaa hadan waxa gacanta ugu jiro ilaa dhowr markab oo kale oo ay ka sugayan madax furasho in laga siiyo iyago inta badan ku hanjaba hadan madax furasho lasin in ay dhibateynayan shaqalaha saraan marakiibta ay gacanta ku Dhigaan


Xafiiska Warqabadka Burtinletimes Ee Narobi Kenya.

Burtinletimes@hotmail.com

Related Items


Leave a comment