Qarax Lala Eegtay Ciidanka Amisom iyo Kuwa Dowlada KMG ah

Tuesday June 21, 2011 - 16:22:58
0 Comments
1009
Super Admin
Muqdisho" qarax aad u xoogan ayaan ka dhacay sarta Seybiyaano oo ah goob baabur aad u badan oo ay wateen Ciidanka Amisom iyo kuwa dowlada KMG ah ee soomalia ay marayeen qaraxasoo ahaa miino nooca dhulka lagu aasay Geystayna qasaaro aad u xoogan iyadoo qaraxu uu ahaa mid laga wada maqlay guud ahan magalada muqdisho.


Dadkii ka agdhowaa goobta uu qaraxu ka dhcay ayaa waxa ay shegen in qaraxasi loowday cidanka Amisom iyo kan Dowlada KMG ah oo wada socday balse uu mar geliya qabsaday gaari nooca Soomaalida ay u taqan BLka kasoo Marayay mesha miinada ku duugneyd iyado si dhab ah aan lo shaacin qasaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhasahay Qaraxasi balse warar hordhac ah lo laga helayo goobaha caafimaadka magalada muqdisho ayaa shegay in ila hadan la Hayo dhimashada 4 qofod oo rayod ah oo ka mid aha dadkii saarnaa Blka miinada ku qaraxday.

Weli ma jirto cid sheegatay masuuliyada qaraxaasi balse waxa lo maleynaya in in ay miinadasi ay aaseen shabab oo Alaba weeraro caynkan oo kale ah ku qado Ciidanka Amisom iyo kuwa dowlada KMG ah ee soomaalia wixi kasoo Kordho wararkaasi kala soco shabakadda Burtinletimes xaruntisa Muqdisho


Burtinletimes Muqdisho Soomaalia

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment