Dowlada England Oo Taagertay Raysal Wasarah Cusub ee Dowlada KMG ah

Monday June 27, 2011 - 18:53:08
0 Comments
1423
Super Admin
London: Dowlada dalka Britian ayaa siweyn usoo dhoweysay Raysal wasaraha cusub ee dowlada KMG ah ee soomalia Kasoo u dhawan magacabay madaxweynaha dowlada KMG ah ee soomalia shiikh shariif shiikh axmed kadi markii uu is Casilay Raysal wasaarihii hore maxamed c/laahi farmaajo oo ah noqday Raysal warihi ugu shacabiyad badnaa ee Soomara soomaalia bur bur kii kadib.
Mr Matta Bough oo ah wakiilka Dowlada England u qaabilsan Arimaha Soomaalia ayaa war qoraal ah uu kaoso saaray Xafiiskisa ku sheegay in ay dowlada England ay si buuxda u taageryso Raysal wasaraha cusub ee xukuumada soomalia Iyadoo warkaasi qoralka ah lagu shegay in howshii u ka tagay Famaajo halkeedii laga siiwado.

Wakiilka Britian u qaabilsan arimaha soomaalia Matta Bough ayaa warkisa qoraalka ah ku shegay in dowlada England ay Doonayso in lasi wado dib u heshiisiintii dowlada KMG ah e jabuti lagu soo dhisay si xal loogu helo dhibka iyo ismari Waaga ka tagan Soomaalia.

Magacaabida Raysal wasaaraha cusub ee dowlada KMG ah ee Soomaalia Prof.Cabdiwali Maxamed Cali waxa horay usoo Dhoweeyay Mraykanka qaramada midoobay iyo dhaman maamulada ka jira dalka Soomaalia.

Britian ayaa ah dowladii ugu danbeysay ee taagero buuxda u muujisay Raysal waraha cusub Prof.Cabdiwali Maxamed Cali


Burtinletimes London

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment