Ra'iisul-wasaare C/weli Gaas Oo U Duulaya Puntland

Sunday July 03, 2011 - 13:23:42
0 Comments
990
Super Admin
Muqdisho Ra'iisul-wasaaraha Xukumadda KMG ah ee Soomaaliya C/weli Gaas ayaa lafilayaa goor dhoow innuu gaaro Degaanadda Puntland si uu wada tashi ula soo yeesha Mas'uuliyiita Maamulkaasi
C/weli Gaas oo Magaaladda Muqdisho kula kulmay Xildhibaanadda Dowladda KMG ayaa haatan gaaraya Puntland si uu ugala soo tahsto Magacaabista Golaha Wasiiradda Xukumaddu ay yeelanayso.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa dhawaan ka dhawaajiyay innaysa aqbali doonin Golaha Wasiiradda ee Cusub haddii aan Maamulkooda lagala tashan.

Puntland iyo Dowladda KMG ah ayaa xilligaan doonaya innay xoojiyaan Xiriirka ka dhexeeya,waxaana lafilaya sidoo kale Madaxweyne Shariif innuu isna Markii ugu horaysay u socdaalo Degaanadda Puntland.

Ugu dambeyntii Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garoowe ayaa aad looga dareemayaa qaban qaaabadda loogu jiro soo dhaweynta Ra'iisul-wasaare C/weli Gaas.

Burtinletimes Muqdisho Soomalia

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment