Madaxweynaha Jabuti Oo Gaaray Magaalada Muqdisho

Wednesday August 17, 2011 - 01:37:01
0 Comments
864
Super Admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Wefdi uu Hogaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya.

Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wefdigiisa ayaa Garoon-ka Aaden Cade International Airport waxaa ku soo dhaweeyay Mas'uuliyiinta Dowladda KMG ah.

Guud ahaan Amaan-ka Magaaladda Muqdisho waxaa aad u sugaya Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Midowga Africa ee Nabad-ilaalinta u jooga halkaasi.

Safar-ka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay ku gaareen Magaaladda Muqdisho ayaan horay loo shaacin waxaana uu noqonaya mid Taariikhiya.

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment