Gaddafi Oo Aad U Jeclaa Condoleezza Rice

Monday August 29, 2011 - 23:01:14
0 Comments
1156
Super Admin
Xoogaga Mucaaradka Dalka Liibiya ayaa Qasriga Madaxweyne Moamar Gaddafi ka helay Album ay ku Xardhanyihiin Sawiradda Moamar Gaddafi iyo Xoghayihiin hore ee Arrimaha Dibadda u Qaabilsaneyd Maraykanka Condoleezza Rice.

Album-ka ayaa waxaa ku jira Sawiro Sil-silad ah oo Moamar Gaddafi iyo Condoleezza Rice ay galeen 2008-ddii,xilliga oo ay wada Hadal ku lahaayeen Magaaladda Tripoli ee Caasimadda Dalkaasi.

Moamar Gaddafi ayaa 2007-ddii xilli uu Waraysi siinayay Taleefishinka Al-Jazeera yiri''Waan Taageersanahay Gacalisadaydda African-ka Madoow Ah'',Aad Baan U Jeclahay,''.

Awooda Moamar Gaddafi ayaa la sheegay innay Hoos u dhigtay Condoleezza Rice,waxaana isagoo Qadarinaya Jacaylka kala dhexeeyay uu Bur-buriyay Hub uu awood ku lahaa oo looga Cabsoon jiray.

buurtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment