Hague oo lagu qabtay Xalfad lagu taageeray R/wasaare cusub Mudane Abdiwali Sh. Ahmed

Tuesday January 07, 2014 - 07:42:26
0 Comments
1692
Super Admin
Xalfad Balaaran oo lagu taageeray Raysal wasaaraha cusub ee Dawlada Fadaraalka Somalia Mudane Abdiwali Sheikh Ahmed ayaa lagu qabtay Magaalada Hague ee Dalka Holland. Xalfadaan oo ay soo abaabuleen qaar kamid ah jaaliyada somaliyeed ee Dalka Holland ayaa waxaa kasoo qayb galeen dadwayne aad u tira badnaa kuwaas oo lahaa qaybaha kala duwan ee Bulshada, waxaana sidoo kale kasoo qayb galay Madax ka socotay safaarada Somalia ee Dalka Holland.


Hoos ka daawa Wariye Abdihakiin Abdi Ismail oo ka warbixinaya



Related Items


Leave a comment