Liiska dadka laga helay ninka ka dambeyey falkii lagu damacsana Dilka dad rer Puntland ee Galkacyo

Wednesday February 26, 2014 - 21:44:22
0 Comments
1030
Super Admin
Wararka ayaa sheegay in liiska ay ku qoran yihiin Dad tiro badan oo ka soo kala jeeda Deeganada Gal-Mudug iyo Puntland kuwaas oo dhamaan ah dad ka shaqeeya Arimaha Bulshada qaybaheda kala duwan .

Liiska ayaa waxaa ku qoran Dadkaan.

1-Maamulka Gobolka Mudug Puntland & Galmudug.
2-Maamulka Dagmada Galkacyo & Galmudug.
3- Wariyayaal Idacadaha Labada dhinac ee Galkacyo.
3-Ganacsato & Waxgarad .
5-Siyasiyin Puntland xil ka qabtay iyo kuwo haya hada.
6-Dakhaatiir iyo Dadka Shaqsiyad magac ku leh Galkacyo.

Naga Filo Warar dheeri ah iyo Warbixino Ku sabsan Arintaas hadii Maamulku soo Gudbiyo.


Related Items


Leave a comment