Dhagayso taliyaha Afdalow oo ka hadlay Arimo Warbaahintu qortay Maanta lana xirirta xilka qaadis iyo xarig loo gaystay

Wednesday April 02, 2014 - 15:40:29
1 Comments
5272
Super Admin

Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Bari Cismaan Xasan Cowke ( Afdolow) ayaa waxaa uu beeniyay Warar ay warbaahinta Qoreen oo sheegaya in Wareegto kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Xilka Looga Qaaday islamarkaana xabsiga la dhigey kadib markii lagu eedeeyey in uu ka danbeeyey dilkii taliyihii ciidamadda Daaraawiishta Puntland ee aaga Gal’Gala Col Jaamac Afgaduud wararkaas oo ku tilmaamey taliyaha qaybta gobolka Bari Afdalow warar been abuur ah oo aan sal iyo raad lahayn.

Waxaana Afdalow uu sidoo kale sheegey in warkaasi ay meel ka dhac ku hayihiin magaca iyo sharafta dowladda Puntland iyo laamaha amniga ee Puntland,waxaana dhawaanahan soo badanayey hadal haynta xilka qaadista ayna bulshada in badan hadal hayeen ayaa uu sheegey taliye af dolow in warkaasi uusan jirn dowladana uu horey uga codsaday in xilka ay kala waareeto balse laga diiday oo loo sheegey inuu shaqada Qaranka sii hayo

Related Items

Comments


Leave a comment