Wasiirka Gashaandiga Dowlada Federalka Oo Booqday Warshadaha Qalabka Ciidanka Ee Dalka Turkey

Friday September 03, 2021 - 15:39:21
0 Comments
234
Ankara Turkey

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa Maanta booqday Warshadaha Qalabka Ciidanka Turkiga Soo Saara, kuwaas oo ku yaalla Magaalada Caasimada Ee Ankara.

Booqashada Wasiirka Gaashaandhigga uu ku joogo dalka Turkiga ayaa waxay qeyb ka tabay qorsha dib-u-dhiska iyo Tayeynta Ciidanka XDS oo ay Dowlada Turkiga taageerto.


Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka mid ah Ciidamada wadamada Africa ugu horreeya ee isticmaala Qalabka ay warshadahaani Soo saaraan, Sida ay qortay wakaalada wararka soomaaliya ee SONNA.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment