Madaxweynaha Dowladda Galmudug Oo Soo Saaray Liiska Musharixiinta U Tartamaya Kuraasta U danbeeysa Ee Aqalka Sare

Saturday February 12, 2022 - 21:21:53
0 Comments
311
MUQDISHO

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye , ayaa soo saaray liiska Musharixiinta u tartamaya golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dowladda Federalka Soomaaliya Xubintii u danbeysay.

Related Items


Leave a comment