Madaxweynaha Puntland Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Taagan Yahay Xilka Ugu Sareeya Dowlada Federalka Soomaaliya

Sunday March 20, 2022 - 22:59:58
0 Comments
322
GAROOWE

Madaxweynaha Puntland ayaa xalay ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaweynaha dowlada federalka soomaaliya, isagoo intaasi ku daray in dhamaan ay musharixiinta u midoobaan sidii meesha looga saari lahaa dowlada farmaajo.


Siciid C/laahi dani ayaa sheegay in sedexdii sano ee u danbeeysay uu soo waday ololaha doorashadiisa madaxtinimada dowlada federalka soomaaliya.


Hadalkaan xalay ka soo yeeray madaxweynaha puntland ayaan ahayn mid ku Cusub dhegaha dadka soomaaliyeed, iyadoo inta badan dadka ay qabeen tuhun ku aadan inuu doonayo xilka madaxtinimada dowlada federalka Soomaaliya.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment