Maanta Oo Ah Maalinta Ugu Horeeysay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ayaa Laga Dareemayaa Dunida Muslimka Ah

Saturday April 02, 2022 - 17:29:11
0 Comments
391
CAALAMUL ISLAAM

Maanta ayaa noqotay maalinta ugu horeeysay bisha barakaysan ee ramadaan, iyadoo inta badan dunida islaamka ah la isku raacay bishaan, dhinaca dalkeena soomaaliya ayaa shalay waxaa laga Arkay deegaanka Awdiigle ee G/shabeelada hoose.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Ayaa Hambalyo iyo duco Ku Aadan Bisha barakaysan ee ramdaan u diray Xalay dhamaan Bulshada soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan.

 

Bishaan barakaysan ee Ramadaan ayaa sanadkaan ku soo aaday iyadoo dalka uu ka jiro Abaaro baahsan oo saameeyay dhamaan dadka Reer guuraaga ah.

 

Axmed Rajaa

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment