Is Diiwaan Gelinta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maalintii Labaad Socota (SAWIRRO)

Monday May 09, 2022 - 15:10:32
0 Comments
489
MUQDISHO

Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad Xarunta Aqalka sare ka wada Diiwaangelinta Musharaxiinta u tartamay Madaxweynaha 10-Aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.


Musharaxiinta Maanta la Diiwaangeliya ee qaatay Shahaadada Musharraxnimo ayaa kala ah:-

1- Dr.Saciid Ciise Maxamuud

2- Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi

3- Mahad Axmed Diiriye

4- Axmed Ducaale Geelle Xaaf

5- Muqtaar Maxamed Sayid

6- Fowsiya Xaaji Yuusuf 

7- Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar kale

Diiwaangelinta musharrixiinta Madaxweynaha ayaa socon doonta ilaa 10 Bishaan, oo ku began maalinta barito ah,waxaana xilka madaxweynaha u tartamaya musharaxiin badan oo hami kaga jiro xilka ugu sarreeya dalka.


15-Bishaan May ayaa loo asteeyay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, sida ay guddiga doorashada horay u shaaciyeen.





Meerysane.com

Related Items


Leave a comment