Agaasimaha Laanta 6-aad Ee Hay'adda Socdaalka U Qaabilsan Puntland Oo Xabsiga La dhigay

Wednesday December 27, 2023 - 14:39:36
0 Comments
71
ahmed raajaa
MUQDISHO
Dowladda Puntland ayaa saaka xabsiga dhigay Agaasimaha Laanta 6-aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya u qaabilsan degaanada Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil oo ku magac dheer Fu’aad.

Warar lagu kalsoon karo ayaa xaqiijinaya in saaka xabsiga Garoowe loo taxaabay Agaasimaha Laanta Lixaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya u qaabilsan degaannada Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil oo (Fu’aad).

Dowladda Puntland ayaa saaka xabsiga dhigay Agaasimaha Laanta Lixaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya u qaabilsan degaannada Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil oo ku magac dheer Fu’aad.
Xogo kala duwan oo kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in saaka xabsiga magaalada Garoowe loo taxaabay Agaasimaha Laanta Lixaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya u qaabilsan degaannada Puntland .

Gaba gabadii warka ayaa sheegaya in Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland Axmed Taaran uu Agaasime waaranka uga soo jaray Maxkamadda Garoowe inkastoo aysan weli dowladdu shaacin eedda loo haysto mas’uulkaasi.

Meeraysane.com 





Related Items


Leave a comment