Barlamaanka Cusub Oo Lagu Wargeliyay inay dhaarta Soo xaadiraan

Monday January 01, 2024 - 11:52:40
0 Comments
88
ahmed raajaa
GAROOWE
Qoraal kooban oo ka soo baxay xog-hayaha Baarlamanka Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa lagu wargeliyay xubnaha cusub in soo xaadiraan munaasabadda dhaarinta Baarlamanka.

WARGELIN:

Waxaa dhammaan Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 6-aad lagu wargelinayaa in ay soo xaadiraan munaasibadda dhaarinta xildhibaanada cusub. Goobtu waa Xarunta Golaha Wakiillada. Waqtiguna waa 10:00 Am (Subaxnimo).

GUUL EEBBE

Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada DPL.
Cabdirisaaq Xiddig Warsame.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment