Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray magaalada garoowe

Thursday January 25, 2024 - 14:30:11
0 Comments
71
ahmed raajaa
GAROOWE
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland.

Maxaweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka iyo kuwa Puntland iyo dadweyne farabadan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Garoowe uga qeyb-galaya caleemasaarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani.



Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment