Wararka

Qoddobo-ka Kooban 15 qodob oo lagu xasuusto Al_shabaab!!!!!!!
Waxaa muuqata in kooxda Al-Shabaab ay noqdeen gabbal sii dhacaya. Ka sokow dagaalka dhinaca milietriga ah, waxaa Kooxda u soo kordhaya khilaaf, ummadda Soomaaliyeed oo sii nacda, iyo iyaga oo ogaada inaysan jidkii saxda ahaa ku socon oo markaasi awooddoodii ay sii wiiqanto.