Wararka

Qaraxyo Ruxay Caasimada Norwey Ee Oslo
Qaraxyo waa weyn ayaa galabta ruxay caasimada dalka Norway ee Oslo, iyadoo qaraxa ay saameeyeen Xarunta Dowladda iyo Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha oo bur bur xoogan ay soo gaareen.
R. Gaas oo Magacaabay Wasiiru-dowlayaal iyo Wasiir ku-xigeenno p
Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goordhoweyd magacaabay Wasiirudowlayaasha iyo Wasiirkuxigeenada Xukuumadiisa ayadoo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliyana uu si rasmi ah u ogolaaday. Waakuwan Liiska Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir ku-xigeenada la magacaabay.
Indha Cade ''Waa Fashilantay Xukumadda KMG Ah.
Maxamed Siyaad Indha Cade oo ka tirsan Saraakiisha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa eedeyn Kulul u jeediyay Mas'uuliyiinta Dowladda,isagoo mid Fashilantay ku tilmaamay Xukumadda KMG ah.
R/ wasiiraha oo ku dhawaaqay Golaha wasiirada
Warqad ka soo baxdey Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan dhanka saxaafadda oo soo gaartey Horseed media ayaa lagu shaaciyey Magacyada golaha Xukuumadda Raysalwasaare D.Cabdiweli Gaas, Golahan ayaa u muuqda kuwo cusub, waxayna ka kooban yihiin 18 wasiir.
Maxkamadda Hargaysa Oo Xukuntay 16-Haween Ah
Maxkamadda Gobalka Hargeysa ayaa 16-Dumar ah ku Xukun Xarig ah iyo Ganaax Lacageed,Kuwaasoo loo haystay Mashruux loogu Magacdaray (Jiif Oo Jiq) oo lagu dhacay Hanti Ummaddeed.
Madaxweynaha Puntland oo Soo Saarey Wareegto Lagu magacaabayo Wasiiro
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa u magacaabey Wasiirka Amniga Hub kadhigista iyo Dhaqan celinta, Col.Khaliif Ciise Mudan, Sidoo kale wareegtada ka soo baxdey xafiiska Madaxweynaha ayaa wasiirkii hore ee Wasaaradsdaas gen.Yusuf Axmed Kheyr loo magacaabey Wasiiru Dawlaha dhanka…
Danjire Mahiga Oo Amaanay Labada Shariif.
Danjire Mahiga oo ah waakiika xog hayaha guud ee Qaramada midobay u qabilsan arimaha soomaalia ayaa amaanay Madaxweynaha Dowlada KMG ah iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Soomalia sdiii ay u meel mariyeen heshiiskii ay ku Gareen magaalada Kampalla ee dalka ugandha.
Maraykanka Oo Shegay in u Soomalia Siinayo Lacag Dhan 380-Milyan.
Dowlada dalka Maraykanka ayaa sheegtay in ay dalka soomaalia ku caawin doonto aduun lacageed oo gaaraya 380-Milyan oo doolarka maraykank ah si loogu caawiyo dadka ku dhibateysan gudaha dalka Somaalia kuwasoo la dhibateysan Abaaro iyo cooladaha is biirsaday ee ka jira Soomaalia