Wararka

buuhoodle oo cidamada itoobiya xasuuq kuhayaan
Sadex ciidamada Etoobiya ah iyo toban qof Somali ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dagaal saaka ka dhacay magaalada Boohoodle, kaas oo dhexmaray ciidamo Etoobiyan ah iyo dad ka tirsan degaanka
New Humanitarian Approach Needed for Long-Lasting Conflicts
The International Committee of the Red Cross (ICRC) says humanitarian assistance for victims caught in long-lasting armed conflict must be sustained and flexible. In its annual report, the ICRC says the humanitarian response to an emergency situation is different from the approaches needed in dealing…
Al Shabaab oo sheegtay inaysan hergaleyn lacagta cusub.
Xilli waayihii ugu danbeeyay dowladda KMG ay waday dadaalo ay lacago cusub ugu soo daabacayso dalka Soomaaliya si looga hir galiyo guud ahaan dalka Soomaaliya oo hadda maamulkiisa u kala qeybsanyahay dhinacyo kala duwan oo qaarkood aad isaga soo horjeeda ayaa waxaa arintaasi markii ugu horaysay dhinacooda…
Jamacada Carabta oo xalinaysa Khilaafka DFKM ee Somalia
Dr Ibraahiim Al Shuweymi ayaa sheegay in horay Jaamacada Carabta ay ula socotay khilaafka ka dhax jira Madaxda dowlada ayna si toos ah ula xariirayeen madaxda dowlada iyagoo kala hadlayay xalinta khilaafkaasi isagoo sheegay in ay aad uga nexeen sida uu u lixaadsaday khilaafkaasi iyagana ay sii xoojin…
Ahlu Sunna oo dowlada ugu baaqday in ay heshiiskii dhameystirto.
Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi oo ah afhayeenka culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo u waramayay Idaacada Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in mar hadii la kala diray xukuumadii uu hogaaminayay Ra'iisul wasaarihii hore Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke in dowladda KMG ee Soomaaliya…
Qaramada Midoobay oo taageertay go’aankii Shariif.
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdala ayaa taageero buuxda u muujiyay dadaalada madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya uu ku soo magacaabayo Ra'iisul wasaare hogaamiya xukuumad cusub oo waxtar leh isagoo ugu baaqay beesha caalamka in ay dadajiyaan taageero…
Boqorre oo sheegay Xukumadda DFKM aysan dhicin
Cismaan Cilmi Boqore oo u waramayay warbaahinta guddaha iyo dibadda ayaa sheegay in uu dhowr jeer u sheegay Aadan Madoobe in Baarlamaanku uu ku socdo wado qaldan, balse uu ka diiday isagoo ugu jawaabay in arintaasi ay tahay arin aan xiligaan loo joogin, wuxuuna sheegay in arrimahaas iyo arrimo kale…
Mogdisho: Barlamanka DFKM oo gudoomiye cusub doortay.
Kulan Balaaran oo ay Xarunta golaha Shacabka ku yeesheen xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG ee Soomaaliya oo gaaraya 319 xildhibaan ayaa waxaa ay ku doorteen Maanta gudoon cusub kaasi oo si ku meel gaar ahaan ah u sii heynaya xilka gudoomiyenimo maadaama sida ay sheegeen xilkii ay ka qaadeen gudoonkii…
Garowe : Wasiir iyo Garsoorayaal la ruqseeyay.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in isku shaandheyn lagu sameeyyay garsooreayaasha Maxkamadaha Maamulka Puntland iyadoo xilkii laga qaaday Wasiirkii Xanaanada xoolaha ee Puntland.
R/W DFKM oo shegey in Adan Madobe ku kaacay Khiyaano qaran
Ra'iisul wasaaraha DFKM Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa markiii ugu horeysay ka hadlay khilaafka baarlamaanka DFKM iyo hadal ka soo yeeray Adan Madoobe oo ahaa in DFKM ay dhacaday wuxuuna ku tilmaamay mid been abuur ah
New York: Ban Ki Moon oo warbixin ka soo saaray xaalada Soomaaliya.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midowbay Ban Ki Moon oo laga dhowrayay warbixin ku saabsan xaaladaha dalka Soomaaliya ayaa soo saaray warbixintiisa, oo uu ku eegay xaalado kala gedisan oo ay ugu horeeyaan wax ka qabashada amaanka, taageerida dawladda KMG ah iyo dhaqaale xumida haysta dawladda KMG ah.
Sh Adan Madoobe "shirka barlamaanka wuxu furmayaa axada soo socota"
Fadhi ay maanta ku yeeesheyn magaalada Muqdisho gudiyada Barlamanka DKMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay kaga hadleen sidii xal logo heli lahaa dib u dhacyada ku imanaya kulamada Baarlamanka Dowlada waxaanu kulankaaasi ka dhacay aqalka madaxtooyada Somalia ee Muqdisho.