Wararka

Nick Clegg oo Raysal-Wasaare kuxigeen loodortey
Sida lagu sheegay War ka soo baxay Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Britain David Cameron waxa loo magacaabay ku Xigeenka Ra'iisal wasaaraha Hoggaamiyaha Xisbiga Liberal Democrats Nick Clegg, Kadib markii aay sidaa isla Ogoladeen Boqorada Iyo Weliba Ra'iisal Wasaaraha cusub
Prof.Faarax Dahir oo si wacan loogu soo dhaweeyey Magalada Boston
Saturday May 8, 2010 Waxaa magalada Boston ee Gobalka Massachusetts kadhacay Kulan balaaran oo si aad aad loo soo agaasimay, Munaasabaas ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey laguna taageeray Professor Faarah Daahir Sheikh Noor oo ah Musharax somalileed uu u sharaxan jagada Gudoomiyaha Tacliinta ee gobalka…
Muqdisho:"Isbitaalkaga wax la iiga xiray magaran karo"Drs, Xaawo Cabdi.
Muqdisho:(XaarXaar Online)-Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu xirnaa Isbitaalka Xaawo Cabdi ee Duleedka Magaalada Muqdisho uu u xirnaa Malayshiyaadka Xisbul Islaam ee Degaankaas ka taliya ayaa waxaa soo badanaysa Cabashada loo jeedinayo Maamulka Xisbul Islaam oo laga codsanayo inay ogolaadaan in dib…
Roobab kada'ay qardho oo khasaarooyin gaystay
sida ay nagu soo gaarayaan wararka ka imanaya magaalada qardho ee xarunta gobolka karkaar ayaa sheegaya in halkaasi uu shalay ilaa iyo xalay ka da ayay roob mahiigaan ah oo siweyn uu biyo u dhigay magaalada islamarkaana uu gaystay khasaare nafeed iyo hanti
UK Election: Natiijada Doorashadii Baarlamaanka ee Britain
Natiijada doorashadii Baarlamaanka Britain ayaa noqotey mid ku dhamaatey sidii horey loo saadaaliyey taas oo ah in aan xisbina heli karin aqlabiyad oo ku soo dhiso xukuumadda waxaana loo yaqaan hung Parliament, xisbiga Conservative ayaa noqdey xisbiga ugu weyn waxaana uu sameeyay hormar, inkasta oo…
wasiradii hore ee arimaha dibada yahuuda oo kabaxsatay wadanka ingriska
ila wareedyo sar sare oo ka tirsan Yuhuuda ayaa shegay in Wasiiradii hore ee Arimaha Dibadda ee Yuhuudaa Sibini Lifni ay ka baxsaday Dalka Igrisiika wax yar ka hor inta aysan Maxkamadda ka mid ah Maxkamadaha Magaalada London aysan amar ku bixin lasoo xidho iyada oo loo haysto in ay xasuuq ka qeysatay…
Xisbul islaam oo Dagaal adag kula wareegay isbitalka Xaawo Cabdi
Dagaalkan oo la isku adeegsanayay Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa soconayay mudo ku siman hal saac waxaana uu dhexmarayay ciidamada Xisbul islaam iyo maleeshiyaad ka tirsan kuwa deegaanka Xaawo cabdi sida ay noo xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo halkaasi ku sugan deegaanka Xaawo cabdi oo ah halka…
Sh. Fu'ad oo dhawaciisa kadib lahadlay Warbahinta
Masuulkii shalay lagula beegsaday qaraxyada masjid ku yaal gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha Fu`aad Shangole ayaa markii ugu horeysay soo gaarsiiyay codkiisa saxaafadda, wuxuuna sheegay in uu ka dhaawacmay gacanta bidixda ah oo uusan kala garaneynin in ay jaban tahay iyo in kale islamarkaana uu caafimaadkiisa…
Fu`aad Shangole oo ku dhaawacmay qaraxyadii masjidka ee maanta
Madaxa diin faafiska ururka Al-Shabaab Fu`aad Shangole ayaa lagusoo waramayaa in uu kasoo gaaray dhaawac culus qaraxyadii labada ahaa ee maanta lagula beegsaday masjid uu khudbad ka akhrinayay kaasoo ku yiilay gudaha Suuqa Bakaara, gaar ahaan qeybta Cabdalla Shideeya.
Qaraxyo lala beegsaday kooxda Al-Shabaab
Inkabadan 25 ruux ayaa ku geeriyootay 60-kalena way ku dhaawacmeen markii labo qarax ay maanta ka dhaceen masjid ku yaala qeybta Cabddalla Shideeye Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.