Wararka
Golaha wakiilada Cusub ee Puntland Kullankoda Bari iyo wararkii ugu dambeyey Doorashada
Maalinta Bari ee Axada ayaa logu wada in uu kolankoda baarlamanku ka sii socdo Xarunta Golaha shacabka Puntland Parliamentary Hall Garowe.
Sawiradii ugu dambeyey ee doorashada hogaanka wakilada Puntland
Sawirada Xarunta shacabka Puntland ee lagu qabtay Doorashada wakilada .
Gudomiye ku xigenka 2aad ee Baarlamaka Puntland waxa ku guulaystay Xusseen Yaasiin Xaaji Diiriye.
DOORASHA AFHAYEENKA BAARLAMAANKA PUNTLAND
Codaynta Gudomiye kuxigenka 2aad ayaa hada socota
CODAYNTA OO IMINKA SOCOTA
Gudomiye ku xigeenka 1aad waxa ku guulaystay C/xamid Sh Abdisalaan
Abdihamid Shiekh Abdisalan Ise ayaa loo doortay Gudoomiye ku xigeenka 1ad ee Parlamka Puntland asaga oo helay 40 cod.
Tirinta G/kuxigeenka 1aad ee Wakiilada Puntland Hogaanka codadka hada waa C/xamiid (Refrsh dheh)
Tirinta oo socota iyo 5 musharax oo mid walba loo tirinayo codkiisa waa musharaxiinta kala ah :-C/xamid Sh. C/salana , Cabdi siciid ,Gacmey iyo Xildhibaan xareed.
Codaynta Gudomiye ku xigeenka wakiilada oo socota iyo Magacyada Xildhibanada u sharaxan
Waxaa xarunta Golaha wakiilada hada dib u bilaabaytay Codaynta Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Wakiilada Puntland.
Sawiro : Doorasahda Gudoomiyaha Wakiilada Puntland
Daawo Sawirada Hoolka Wakiilada Puntland ee Doorashada Hogaanka ay ka dhacayso
Faahfahin: Gudomiyaha cusub ee Wakiilada Puntland iyo Guushiisa
Gudoomiyahay Cusub ee Wakiilada Puntland Mudane Said Xassan Shire ayaa helay codod badan taas oo uu ku hantay Xilka Gudoomiyaha Parlamanka Puntland.
Musharaxiinta Puntland oo isu tanaasul wada iyo kuwii ugu dambeeyey
Isu tanaasulka musharaxiinta Dowalda Puntland ayaa ka socda Caasimada Puntland ee Garowe.
Doorashada Hogaanka Baarlamanka Puntland oo lagu dhawaqay xiliga ay dhacayso
Doorashada Gudoomiyahay iyo kuxigeenadisa ayaa la shaaciyey xiliga ay dhacayso ka dib fadhigi labaad ee baarlamka cusub ee Puntland.
Madaxweynihii Khaatumo Axmed Garaash oo Garowe lagu soo dhaweyey (Video)
Magalada Garowe ee Casimada Puntland waxaa lagu soo dhaweyey Axmed Cilmi (Axmed karaash) oo ka mid ah madaxwaynayashii Maamulkii la magacbaxay khaatumo state.