Wararka
Ma sii shaqeyn karaan hogaamiye kooxeedyada isboortiga ee Soomaaliya?.
Turxaanbixinta todobaadkan, waxaan ku soo qaadaneynaa qormadaan oo aan kaga hadleyno hogaamiye kooxeedyada isboortiga Muqdisho ka howl gala, wixii ka dambeeyay 1991 — 2012.
Sudan oo dhacdey dhibcihii da’yarta kooxda kubadda cagta dalka Soomaaliya–
Dulucda qormadaan waxaan ku eegeynaa da'yarta (U17) dalka Soomaaliya oo laga reebay wareegii labaad ee cayaaraha Qaramada Afrika, kadib markii lagu eedeeyay inay dheelsiiyeen ciyaartooy da'doodu ka weyn tahey kulankii kooxda Sudan ay kaga soo badiyeen magaalada Khartoum.
Agaasimaha Xafiiska Raizal wasaaraha oo Tacsi u diray Bahada Saxaafada ,
Cabdishakuur mohamuud Guray oo ah Agaasimaha Xafiiska raizal wasaaraha ayaa tacsi u diray bahada Saxafada,
War deg deg ah Farmaajo oo loo magacaabay R/wasaraha Dalka.
War Deg Deg: Waxaa hada lagu dhawaaqay Raizul Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriayda Federaalka Soomaliya