BTS: Madaxwaynaha Puntland oo sheegay in abaal marin lacageed Dowlado bixisay Gobolada kaalimaha galay

Friday December 31, 2010 - 17:08:49
1 Comments
1074
Super Admin
100 millyan oo lacagta somaliga ah ayaa madaxwayne C/raxman faroole gudoonsiiyey 3da gobol ee Kaalimaha kala galay asaga oo gobolkasta kan kale ka badan yahay lacagta uu qaadanayo

Madaxweynaha dawlada Puntland C/raxman Shikh Maxamed farooleoo ka khudbadeeyay garoonka ayaa sheegay in gobolada ay siinayaan abaalmarin lacageed kuwa galay sadexda kaalimood

gobolka galay kaalinta kowaad la siin doono 60 malyan oo lacag ah oo shilin somalia waa(Banaadir)

gobolka galay kaalinta kowaad la siin doono 30 malyan oo lacag shilin somalia waa(Bari)

gobolka galay kaalinta saddexaad la siin doono 10 malyan oolacag ah shilin somali waa (Nugaal)

Muhannad Garowe

Related Items

Comments


Leave a comment