Ciidanka wadanka Kenya oo Xabsiga u Taxaabay Dhalin yaro ay ka Shakiyeen;

Saturday April 23, 2011 - 03:34:10
0 Comments
950
Super Admin
Booliska Kenya oo ka digay weeraro kaga yimaada kooxda Al-Shabaab

Booliska dalka Kenya ayaa ka digay weeraro ay ka geystaan kooxda Al-Shabaab gudaha dalka Kenya inya lagu jiro maalmahan safaxa masiixiyiinta ah ee shalay bilowday.

Mathew Iteere oo ah sarkaal ka tirsan booliska ayaa xalay sheegay in ay hayaan macluumaad la xiriira in kooxdaasi saldhigeedu yahay koonfurta Soomaaliya ee Al-Shabaab qorsheynayaan weeraro ay la beegsadaan goobo ay dadku ku badan yihiin iyo xarumo dowladdu leedahay.

Horay ayaa waxaa ay Al-Shabaab uga fulisay weeraro argagixiso meel ka baxsan xuduudaha Soomaaliya, waxaana ka mid ah caasimadda dalka Uganda ee Kampala halkaas oo ay ku dileen ku dhawaad 80-ruux.

Ma ahan markii ugu horeysay oo dowladda Kenya ka digto weeraro kaga yimaada dhanka Al-Shabaab.

Wixii war ah oo ka soo kordha kala xariir Isha wararka

www.Burtinletimes.com

ilkadhagax@hotmail.com

Related Items


Leave a comment