C/llaahi Cali Caanood" Shabaabka Madaxtooyada Ayay Qarxin Rabaan.

Tuesday June 21, 2011 - 16:02:54
0 Comments
1267
Super Admin
Muqdisho : Taliyaha ugu sareeya ee Ilalada madaxtooyada Villa soomaalia Gol C/llaahi Cali Caanood ayaa sheegay in ay ka war Heleen qorsho ay is qarxin oo ay Shabaabku la damacsan yihiin Xarunta madaxtooyada ee Villa soomaalia.
Taliye caanood oo qar ka mid ah warbaahinta muqdisho la hadlay ayaa sheegay ina y hadan jirto howlo lagu adkeynayo Amaanka guud ee Xarunta madaxtooyda iyadoo fariimo la gaarsiiyay qaar ka mid ah sarakisha amaanka madaxtoyad si Loo adkeeyo amaanka guud ee xarumaha dowlada waxna u shegay in ay jiraan rag naftood hurayaal ah oo ay shababku iso xir saaren ina y qaraxyo ka fuliyaan gudaha madaxtooyada Villa Soomaalia.

Dhawaan ayay ahayd markii uruka Shababka ay ku hanjabeen in ay qaraxyo ka fulin doonan xarumaha dowlada KMG ah ee soomaalia kadib dilkii ay u geysteen wasiirka Arimaha gudah soomalia oo ay gurigiisa ku qarxiyeen.

Si kasto waxa xarunta madaxtooyad laga daremayaa Geegan iyo feejegnaan cidanka Amaanka madaxtooyada Villa Soomaalia xili ay hadan ka socdaan kulamo gaar gaar ah uu maaxweynaah la leeyaahy Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaalia.


Burtinletimes Muqdisho Soomaalia

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment