Guddoonka xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland  oo  sheegay in madaxtooyada liiska Qoratay.

Monday January 01, 2024 - 11:56:52
0 Comments
192
ahmed raajaa
GAROOWE
Guddoomiyihii guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa ka horyimid liiska cusub ee xildhibaannada Baarlamanka oo ay xalay shaaciyeen xubno kamid ah guddiga.

Guddoomiye Isxaaq Axmed Xasan oo saaka warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in liiska xildhibaannada cusub ee Baarlamanka laga soo qoray Madaxtooyada Puntland.

Related Items


Leave a comment