Shir IGAD Uga Furmaya Magaaladda Adis Ababa

Tuesday July 05, 2011 - 01:19:53
0 Comments
1154
Super Admin
Madax iyo Xubno ka tirsan Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray Magaaladda Adi Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopi-ya,si ay uga qeyb galaan Shir Maanta halkaasi uga furmaya.
Shirkaan ayaa diiradda lagu saari doonaa Xaaladaha Dalalka Suudaan iyo Soomaaliya,waxaana aad looga hadli doonaan Koon Furta Suudaan oo 9-Bishaan Gooni isku taagaysa.

Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ka kooban Wasiiro iyo Saraakiil ayaa lagu Casumay Shirka IGAD.

Wefdiga Madaxweynaha ayaa gaaray Magaaladda Adis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopi-ya waxaana ay ka hadli doonaan Xaaladda dhanta ah ee ka jirta Soomaaliya.

Burtinletimes Adis Ababa

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment