Shirka Wasiirada Puntland Oo looga Hadlay Arimo muhiim Ah

Thursday July 15, 2021 - 14:35:25
0 Comments
283
Garoowe


Golaha Wasiirada Punrtland ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay shirkoodii todobaadlaha, kaas oo shir guddoomiyay Siihaya madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Shirkaasi markuu dhamaaday ayaa Bayaan kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu tilmaamay in shirka looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, horumarinta garoomada diyaaradaha iyo Imtixaanaadka Shahaadiga.

Inta badan Golaha wasiirada puntland ayaa kulma maalinta khamiista ah iyagoo shirkooda kusoo qaata wax yaabihii todobaadkaasi dhacay islamarkaasna Ku lafa gura.

Sida muuqata shirkaan ayaa ahmiyad weeyn siiyay Amniga, horumarinta Garoomada diyaaradaha, Imtixaanaadka Shahaadiga ah Sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay madaxtooyada.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment