RWasaaraha Xukuumada Federalka Oo La Kulmay Safiirka Dalka England

Monday September 20, 2021 - 15:22:30
0 Comments
268
Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo habsami u socodka iyo amniga doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay R/wasaaraha.

Kulanka Ra’iisul Wasaaraha la yeeshay safiirada waxaa kala qeyb galay Wasiirka cusub ee Amniga Cabdullaahi Mohamed Nur iyo la Taliyaha Amniga ee RW Rooble.

Kulankan ayaa ah kii ugu horeeyay oo Wasiirka Amniga uu Ra’iisul Wasaaraha siwada jir ah uga qayb-galaan iyagoona kula kulmaan Safiirada dalka UK.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment