SACUUDI cARABIYA
Gebi ahaanba waxaan maanta aan la arakin Bisha Shawaal ee
Sanadkan 1443, taas oo sababtay in Dowladda Sucuudigu ku dhawaaqo in aysan bri
oo Isniin ah ciid ahayn.
Bisha Ramadaan Sanadkaan 1443 waxaa la dhameysan doonaa 30
maalmood.
Dowladda Sacuudiga ayaa u xil saartay Khuburo gaar ah raadinta bisha, waxaana
ugu dambeyntii ay shaaciyeen in berri aysan Ciid aheyn.
Arintaasi darteed dowladaha Saxiibada la ah Sacuudiga oo
Soomaaliya ay kamid tahay ku howlan yihiin raadinta bisha Shawaal.
Leave a comment