Xalay xilli Danbe Oo La shaaciyay liiska xildhibaanada cusub

Monday January 01, 2024 - 10:29:01
0 Comments
79
ahmed raajaa
GAROOWE
Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa xalay lavu dhawaaqay liiska 66-da xildhibaan ee Baarlamaanka 6-aad ee Puntland.

Warbaahinta madaxa bannaan ayaa loo diiday tabinta shaacinta liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland, waxaana loo ogolaaday warbaahinta dowladda.

Hoos ka akhriso magacyada xildhibaanada cusub ee Puntland.


Related Items


Leave a comment