R/Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowlada imaraadka carabka

Monday January 15, 2024 - 14:08:39
0 Comments
65
ahmed raajaa
MUQDISHO
Ra’iisul Wasaarah Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi

Ra’iisula wasaaraha iyo safiirka ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta.

labada dal ayaa isku soo qaaday arimo badan oo ka dhexeeya iyo sidii meel loowada dhgi lahaa.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment