Wararka

War Murtiyeed kasoo Baxay Kulanki Saxiixayaasha
Baaqa Wadajir ah ee Wadatashigii Saxiixayaasha Khariidada Dhameystirka Xilliga ku meel gaarka Somalia Nairobi, 22 June 2012 Saxiixayaasha khariidada dhameystirka kumeelgaarka Soomaaliya, waxay kulan ku yeesheenNairobi, Kenya laga bilaabo 20 ilaa iyo 22 June, 2012 si ay wadaxaajood dheeraad ah uga sameeyaan…
Magacyada Masuuliyiinta lunsaday $131-Million oo lasoo saaray.
Iyadoo Bankiga Aduunka uu dhawaan soo saaray Warbixin uu ugu hadlayay Daqliga Maaliyeed ee soo galay Dowlada Federalka KMG ee Soomaaliya Sanadkii 2009 — 2010, ayaa waxaa soo if baxday Lunsasho Hanti Qaran, taasi oo ay ku lug yeesheen Madax sare oo ka tirsan Dowlada Soomaaliya. Warbixinta oo aheyd…
Madaxwene Kikwete Oo Ballan Qaaday In Uu Caawinaayo Soomaaliya
Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya, Sheikh Sharif Ahmed, oo tagay magaalada Carausha ee dalka Tanzania ayaa kullan la qaatay dhiggiisa dalkaas, Mr Jakaya Kikwete. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka codsaday Kikwete in uu gacan ka siiyo dhisida dowladda xasiloon oo ka hirgasha Soomaaliya. "Waxa aan ka dooneynaa…