Wararka

BTS: Masajid ku yaal Ohia oo Kooxo Cunsuri ah ay ku weerareen gabar Somalia
Masajid ku yaal Ohia Dalka maryakanka ayaa waxaa weeraray Kooxo dadka sinji sooca waxayna amar ku siiyeen in ay ka baxdo dalka si dagdag ah Gabadha oo ka so baxaysay masajid ayey kula kulmeen gaarigeeda ka dib markay masaajidka ka soo baxday ayaga oo ku weraray Basbaas ay kaga shubeen indhaha
Mogdisho: 3 Qarax oo lagu tuuray Xarunta Haya'ada Miina Baarista QM ee Mogdisho
3 Qarax ayaa caawa lagu tuuray Xarunta Haya'ada Miina Baarista Qaramada Midoobay u qaabilsan ee Mine Action Magalada Muqdisho ayada oo ay geesteen inta lo ogayahay dhimashada 1qod iyo tiro dhaawac oo kale, qarax oo aan la aqoon cid ka dambaysay ayaa waxa uu ku soo beegmin bilowgii bishan in ay mabnuucday…