Alshabab iyo Ahlusuna oo guulo ka kala sheeganaya dagaalki ka socday maalmahaan Deegama ay horay uga talin jireen Xarakada Ahlusuna oo ka tirsan Guriceel ee gobolka Galgaduud
Deegamadnoka tirsan Puntland iyo Somaliland oo ay ku dagalamayeen laba beelood oo isku haya Dhul daaqsimeen u dhaxeeya Howdka Buuhoodle iyo Burco oo xasilow iyo xaladooda guud ee hada ka jirta
Suldaan Ciisae Xassan Cumar oo ka tirsan Isimada Bosaso ayaa Xalay lagu dilay Magaalada Bosaso ka dib salaadii maqrib asaga oo ka soo baxay Masajidka Aqsa ee Laanta Hawada Bosaso
Xoghayaha Guud ee Jamciyada Qurumaha ka dhaxaysa Bank Moon ayaa walaac Xoogan ka muujiyey Ciidamayn Caruurta Somaliyed ee aan Qaan gaarin ee ay qoranayaan kooxa isaga soo0 horjeeda dagaalka aad dhamaadka lahayn ee Dalka somalia
Mudane Donald M. Payne oo ah Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Arimaha Africa ayaa Xukumada cusub ee somalia Rajo wanagsan ka muujiyey asaga oo sheegay in ay tahay mid wax ka badali karta Xalka somaliya waqtigan ay ku jirto haday Fursado hesho ay wax ku qabato
Madaxwayne C/qaasin Salaan Xasan ayaa Mucaaradka ugu baaqay in ay xabada joojiyan si wadanka looga saaro ciidamada shisheeye ayna somalidu iskula hadasho si ay xal u gaaraan
Madaxwayne Shariif Sh. Axmed oo dib ugu soo laabtay Dalka ka dib socdaalkiisi magalada barakaysan ee Maka socdaalkiisi uu ku soo gutay waajibaadka Xajka
Wasiir ku xigeenka Qorshaynta oo xilkii iska casilay mudo 24saac Gudohoos ah ka dib waqtigii u soo magacabay Raisal wasaare Farmajo ku xigeenada Xukumada Cusub
Ganacade soomaaliya oo lagu dilay Nairobi iyo mid kale oo lagu dhaawacay waqti ay ku sugnayey Goobta shaqada ee Xaafada somalidu sida wayn u dagan tahay ee ISLI