Wararka

Muqdisho:Amisom oo Xaqiijisey in Ciidamo horleh ay keeneen Muqdisho.
Muqdisho:(XaarXaarOnline)-Afhayeenka Guud ee Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Muqdisho kusugan Brijiye Bhuko ayaa markii ugu horeysay xaqiijiyey in Ciidamo horleh oo katirsan kuwa Amisom oo kayimid dalka Ugandha ay todobaadkii lasoo dhaafay soo gaareen magaalada Muqdisho ee caasimada dalka…
Gaalkacyo:Booliska gobolka Mudug oo Howgalo Baaxad weyn sameeyey.
Gaalkacyo:(XaarxaarOnline)-Ciidamada Amaanka ee gobolka Mudug dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay Howlgalo baaxadweyn kasameeyey gudaha magaalada Gaalkacyo,waxaana warar hoose oo Howlgaladaas kasoo baxaya ay sheegeen in Tobonaan Ruux xabsiga la dhigay islamarkaasna ay…
Muqdisho:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya & Wasiiro u anbabaxay Kenya.
Muqdisho:(Xaarxaar ONline)-Ra'iisul Wasaaraha Dawlada Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya Dr,Cumar Cabdirashiid Cali & Wafdi balaaran oo Wasiiro & madax kale isugu jira ayaa galabta ka caraabay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya iyagoo kusii jeeda dhanka magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya…
Garoowe:Lacago Faaliso ah oo lagu gubay Kantaroolka Magaalada Garoowe.
FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL Garoowe:(Xaarxaar Online)-Waxaa Maanta barqanimada Koontaroolka Galbeed ee caasimada dawlada Puntland lagu gubay lacag Faaliso ah oo gaaraysay Sh,100.000,000 (Boqol Malyan oo Shiling) taas oo kamid ahayd Lacag dhowr & Tobon…
Muqdisho:Alshabaab oo Ciidamo horleh tababaro usoo gabagabaysay.
FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL Muqdisho:(Xaarxaar Online)-Saraakiil katirsan Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ee ka dagaalama koonfurta dalka Soomaaliya ayaa maanta boqolaal ciidan ah & Hubkood oo dhoolatus balaaran kasameeyey caasimada Soomaaliya usoo gabagabeeyey…
Ramadaan kariim kulu caam wa antum bilkhayr
dhamaan walaaha musliminta meelkaste oo ayjoogaan waxaa loogu bishaa raynayaa ramadaan kariim Maalinta biri ah oo ah maalin Arbacaa Bisha August ay tahay 11,2010 ayaa noqonaysa maalintii ugu horaysya ee Bisha Ramadaan la soo milahaa, Bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaa laga arkay Magaalooyin badan…