Wararka

Shabaab ayaa sheegatay qaraxyada Kampala
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.
Raiisul wasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashiid oo shaaciyey golahiisa wasiirada cusub
Raiisul wasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey golahiisa wasiirada ee cusub ka dib markii tashi uu la sameeyey Madaxweynaha DFKM Sh Shariif uu ansixiyey sida uu saxaafada u akhriyey Afhayeenka DFKM Cumar C/rashiid C/qaadir Walaayo waxaana uu u qornaa…
Dagaal Alshabab Guulo ka Sheektay oo Shacab iyo Wariyeyaal kudhawacmen
Muqadisho:Dagaalo xoogan oo ilaa shalay ka dhacayay waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwa sidii lagu yiqiin barakicin iyo waxyeelo kalaba shacabka ugaystay. Dagaalakan oo u dhexeeyo Ciidmada DFKM iyo xoogaga mucaaradka ah ayaa ka dhacay aaga Fiat, Xaruntii hore ee Gaadiidka ilaa Dekadii hore agagaarkeeda
50 Guuradii Qaranimada Soomaaliya oo si weyn Looga Xusay Gobalka Minnesota.
Xaflado waaweyn oo kala gadisan ayaa lagu qabatay Magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota kuwaas oo lagu xusayey sanad guuradii kontonaad ee xornimada dalka Soomaliya. Xafladahan oo siyaabo kala duwan loo agaasimay waxaa ugu weynaa mid lagu qabtay wadada halbowlaha ah ee Lake Street ee dhexmarta koofurta…
Gabdho lagu eedeyay inay Ticket Been ah ku galeen World Cup
London 19/06/2010: Labo gabdhood oo u dhashay dalka Holland ayaa lagu soo eedeeyay inay ticketo suuqa madoow laga soo iibiyay ku soo galeen ciyaartii xulka Holland iyo Denmark. gabdhahaas ayaa ka mid ahaa koox gabdho ah ( BlondeHollandes ah) oo ku labisnaa dharka Orange,kuwasoo si weyn uga soo dhaxmuuqday…