Mogdisho: Xildhiban Shariif Amiin Maxamed oo la dhawacay Maanta

Saturday November 27, 2010 - 16:38:46
0 Comments
1955
Super Admin
Xildhiban Shariif Amiin Maxamed ayaa maanta kooxo hobaysan kuna labisan Dareeska Ciidanka Dowlada ay ugu gasteen magalada Muqdisho Dhaawac iyo Baarasho
Inkasta oo ay fiican tahay xildhibaanka xaaladiisa caafimadka hada dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib weerar ay u qaadeen kooxo hubaynsan asaga iyo xildhibano kale oo ka tirasan DFKM ee somalia ayaa oo ku dhow Guubta Bangiga Dhexe

Kooxa aya xildhibaanada Baartay sida ay warar nasoo gaaraya sheegayaa waxaa laga qaatay Lacag iyo Bistolado xildhibanada waxaana dhawac fuduf ka soo gaaray Xildhibaan Shariif Amiin Maxamed oo ka mid ah Xildhibanada DFKM somalia

Kala soco wararka Burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment