Tahniyad Aroos: Abdirashiid Husien Hassan "Isle'eg" iyo Faadumo A/salaan Ahmed

Saturday November 27, 2010 - 21:24:21
2 Comments
4378
Super Admin
Tahniyad Aroos: Abdirashiid Husien Hassan (Isle'eg) iyo Faadumo A/salaan Ahmed ayaa aroos koodu ka dhacay Magalada Burtinle ee gobolka Nugaal Habaynkii Sabtida ee 26-Nov-2010 waxaan lee nahay Guurkiinu guur khayr gogol barwaaqo amiino allahayow aamiin.

Fadlan hadii aad tahniyad Diraysid isticmaal meesha loogu talagalay Fariimaha ee kutaal Mahadsanidiin

Tahniyada diryaal

Abe Huseen Hassan Isle'eg
Dhamaan Reer Isle'eg
Dhamaan Taftiryasha Burtinletimes
Abdilahi Axmed Aadan Budhug CameraMan
Muhannad Abdigani Geelle Tafatiraha Gudaha Burtinletimes Online



Related Items

Comments


Leave a comment