Bosaso: Maalintii saddexaad oo howl galo ka socdaanmagalada Bosaso

Thursday December 09, 2010 - 18:26:37
0 Comments
865
Super Admin
Xarunta Ganacsiga guud ee Puntlana yaa maalintii sadexaan waxaa ka socda Howlagalo lagu qabqabanayo Dadka ayada oo lala xiriirinayo arimo amaan waxaana madaxda Gobolka Bari ay sheegeen In uu socon doono ilaala laga helayo Amaan wanagsan

Howlgaladii Maanta ay Sameyen Ciidamda Amaanka Boosaso ayaa waxaa Xoogooda Ka dhacay Suuqa Weyn Ee Boosaso Iyo Wadada Lagu magacabo NETCO Halkaasi Oo Ciidamda Dadka Iyo gaadiidkaba Ku Baarayeen.

Wararka ayaa sheegaya In La Qabtay Dad Farabadan Oo ku Jiray Gudaha Suuqa Kuwaasi Oo Baaritaan Lagu Sameyn Doono.

Gudoomiyaha Gobolka Bari C/xaafid Cali Yusuf Ayaa sheeegay in Howlgaladani Sii Socon Doonan mudoyinkani Iyadoona Inta Badan Ciidamada amaanka Beegsan Doonan Goobaha ay Ka Shakiyaan.

Maaha Markii Ugu Horeysay Oo Boosaso Howlgalo Noocan Ah Laga Sameyo Horay Waxa Boosaso looga Sameyay Howlgalo Raaf Ah Kuwaasi oo Dad Badan Lagu Celiyay Deeganadoodi Iyadoona Maamulka Puntland Sheegay in Dadkaasi Ahaayen Kuwo AMniga Looga Shakiyay

Related Items


Leave a comment