Sweden: Somali ku nool sweden oo dowladu sheegtay in ay dib ugu celinayso Somalia

Sunday December 12, 2010 - 20:06:57
0 Comments
1132
Super Admin
Somali ku nool sweden oo dowlada Sweden ay sheegtay in ay dib ugu celinayso Somalia ka dib markii sharciyadooda iyo gobolada ay ka soo jeedaan is khilaafeen kuwo kalena ay sharciyadooda noqdeen kuwo aan sax ahayn

Dowlada Swedan ayaa sheegtay in ay dib ugu celinayso dalka somaliaya dadka Soomaalida ah ee aan heeysan sharciga dalkaasi, dadkaasi ayaa tiradooda lagu sheegay in ay gaareeyso 79 ruux kuwaas oo ka kala yimid Goboloada dalka somaliya ee ay dhibtu ka jirto .

Dadkaas lagu wargalinyey celinta iyo somali badan oo kale ayaa arimahaas ka banaan baxay ayaga oo walaac ka mujiyey in ay dib ugu noqon karaan dalka dhibta iyo nolol xumado la kulantay

Arimahaan oo aan la aqoon meesha y ku dambeyn doonaan ayaa waxaa laga yaaba in dowlado ay ku dhalisay arimahaas ka dib markii ay shakiyo kala soo darseen dhalin yara somalida ee ka soo jeeda dalka somalia ayada oo ay ugu dambeysay dhalinyaro ay dhawan maxkamad ku xukuntay wadanka sweden kuwaas oo ka soo jeeda somalia

Abdihamin Ali

Gothennlose Sweden

Related Items


Leave a comment