Garowe: Tartankii Sanaag VS Galgaduud Jubada-Hose VS Baay

Saturday December 18, 2010 - 18:47:34
0 Comments
1948
Super Admin
Garowe: Ciyaarihii Galabta dhex maray Xulalka Sanaag iyo Galgaduud iyo sido kale Jubada Hose iyo Baay

Waxaa goor dhow soogabagaboobay groub-ka 4aad ee cayaaraha gobolada soomaaliya oo kasocda magaalada Garoowe ee caasumada dowlada Puntland.

Groub-kan ayaa waxaa kuwada jira Gobolada kala ah Sanaag,Galgaduud,Bay iyo J.hoose

Qatbtii hore ee ciyaarta ayaa maanta waxaa wada cayaaray gobolada Sanaag iyo Galgaduud taas cayaartodii ay kusuu dhamaatay 1-2 oo ay guushu kuraacday gobalka galgaduud ee bartamaha soomaaliya.

Waxaa qaybtii labaad ayaguna madaxa isgashaday gobolada BayVs J.hoose cayaartan ayaa kusoo afjarantay kuna soo dhamaatay 3-3 oo ay labadea gobal iskubarbardhaceen.

Wareegii hore oo ay gobolada mid halmar is arkenn ayaa sidaa kusoodhamaaday ayadoo gobolada iminka guulaystay ay kalayihiin Nugaal,Bari,Sh/dhexe,Galgaduud iyo J/hoose

Gobolada barbardhaca galay ayaa ay kala yihiin Mudug,Banaadir,Sool,Gedo,Bay,J.hoose,-gobalda laga badiyay ilaa iyo imnka ayaa noqonaaya Sh/hoose,Sanaag,,J/dhexe iyo Bakool.

Waxaase wali ayadu cayaarin gobalka hiiraan oo markaasi faqad ama dheraad ku ah gobalda Nugaal iyo Shabeelada hoose ayadoo dhanka kale lafilaayo in ay cayaartoy kasocota gobaladamaaamulka somaliland ay soo gaari doonaan magaalada garoowe.

Waxaa daqiiqada kahor dhamaatay ciyaartii labada gobal sanaag iyo galgaduud taasoo 1-2 guushu kuraacday gobalka galgaduud oo asagu markii hore goosha lagala hormaray.

Iminka waxaa mira Awaare kasocota cayaarta gobalada BayVs Junada dhexe toosoo wixii kusookordha oo lakala dhashado daqiiqad daqiiqad u gala socondoontaan bagka.

Ciyaartan oo iminka soconta ayaa waxaa 2 gool leh kooxda jubada dhexe iyadoo kooxda kalena ay 1 la timi ku dhowaad qeybtii hore ee Ciyaarta .

waxay ku dhamaato kala soco wararka dambe

Related Items


Leave a comment