Dubia: Maxkamada ku taal Dubia ayaa labo wiil oo somaliya la soo tagay ayaga oo ku eedaysan Fal dil

Monday December 20, 2010 - 10:58:55
0 Comments
2055
Super Admin
Maxkamada ku taal Isu taga Emairateka Carabta ee Dubia ayaa labo wiil oo somaliya la soo tagay ayaga oo ku eedaysan Fal dil wiil kale oo u dhashay Dalka somalia dilkaas oo ka dhacay Cariga Emairete Magalada Dubia

Eedeysanayaashala soo tagay Maxkamadadambiyada ee Dubai ayaa u dhashay Soomaalia, waxaana mid ka mid ah eedeysanayaasha oo maxkamadda ka hadlay uu sheegay in uusan si olakac u dilin wiilka Soomaaliga ahaa ee lagu magacaabi jiray Axmed Salaymaan, balse uu is difaacayay xiligii ninkaasi uu dilayay.

“Mindi ayuu noola soo baxay inagoo labo ah, kadib dagaal yar oo dhexmaray, waxaana la dhacay bir caarad leh maxaa yeelay waan is difaacayay si uusan ii dilin” sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah labada nin ee loo haysto dilka ninka Soomaaliga ah xili uu ka hor hadlayay Maxkamadda dabiyada ee dalkaasi.

Sarkaal ka tirsan ciidamada booliska ayaa waxaa uu sheegay in dilkaasi uu laba bil ka hore ka dhacay degmada Nife, waxaana uu tilmaamay in uu arkay labada nin oo Meedka salaymaan dibadda dhismaha uu dilka ka dhacay usoo saaraysa

Labadani nin ayaa waxaa la sheegay in hadii lagu helo dilka wiilkaasi Soomaliga ah ee bishii September ka dhacay magaalada Dubai in ay mutaysan doonaan xukun dil ah .

Kala soco wararka Caalamka iyo Somalia Warbahinta BTS Online

Axmed Khamis cali" UAE"

Related Items


Leave a comment