BTS: Dagmada Burtinle oo abaar iyo biyo yaraan soo wajahday

Sunday January 16, 2011 - 19:19:52
0 Comments
2426
Super Admin
Wararka ay ka helayso Warbaahinta BTS Online Dagmada burtinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in dagmda ay ka jirto Abaar iyo Biyo yari .

Dagmada burtinle ayaa laga sheegayaa biyo la'aan iyo abaar xoogan ka dib markii la waayen roobabkii xiliga , Dagmada burtinle oo ah Dagmo ku tiirsan reer miyiga iyo Baraago ayaa laga dareemin ay soo wajahaday Xaalado biyo yari ayada oo uusan shaqayn Ceelkii Dagmada Burtinle.

Gudoomiyahay Dagmda burtinle Axmed Khaliif ayaa u xaqiijyey Warbaahinta biyo la'aanta iyo Abaaraha xiligan soo wajahay Dagmada ayada oo ay aad u qaaliyoobeen Biyada oo dagmdau tahay mid ku tiirsan baraago iyo hal ceel, sido kalena uusan ceelkii waqtigan shaqayn

Mohamoud Maxamed

BTS Online Burtinle

Related Items


Leave a comment