BTS: QM ayaa isku raacday in Xabsi iyo maxkamad Burcada looga sameeyo Deeganada puntland iyo somaliland

Thursday January 27, 2011 - 11:57:42
0 Comments
1350
Super Admin
QM ayaa isku raacday in Xabsi iyo maxkamad Burcada looga sameeyo Deeganada puntland iyo somaliland in lagu bixiyo 25 malyan oo dollar in laga dhiso maxkamado iyo xabsiyo loogu tala galay burcad badedka
Waxaa hindisayaasha xoghaynta guud ee QM aysoo jeedinayaan in maxkamadahan laga asaaso Puntland iyo Somaliland muddo 8 bilood gudahood ah iyada oo maxkamada saddexaad laga asaasayo magaalada Arusha ee dalka Tanzaniya

La taliyaha xoghayaha guud ee QM dhinaca burcadbadeedka Jackh Lang ayaa warbaxin uu ugud bixiyay asbuucan golaha amaanka waxa uuku muujiyay wel welka weyn ee ka qabo kororka weerarada burcad badeedka ayku hayaan maraaakibta iyo sidaa caalamku ugu fashilamay in ayka hortagaan

Waxana uu soo jeediyay qorshayaal lagula dagaalamayo burcad badeedka,waxana muuqata in golaha amaanku isku raacay talooyinkii uu soo jeediyay

Axmed diini

bts online

Related Items


Leave a comment