Xusni Mubaarak oo Iska casilay Hogaanka Dalka Masar

Friday February 11, 2011 - 20:12:05
0 Comments
1024
Super Admin
Hosni Mubarak
Hosni Mubarak

Madaxweynaha dalka Masar ayaa iscasilaadiisa kaga dhowaaqay magaalada Sharmal-Sheekh.Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Xusbi Mubaarak ayaa iscasilay, sida uu shaaciyay madaxweyne ku xigeenka Cumar Sulaymaan.

Madaxweyne Mubaarak ayaa iscasilaadiisan ay timid ka dib markii ay xoogaysteen mudaaharaadyada lagu diidan yahay ee ka dhacaya dalkaasi.

Related Items


Leave a comment