Wargalin: Dhamaan Jaaliyada YD ee Kunool Dalka England/ UK

Monday March 21, 2011 - 00:53:58
2 Comments
2109
Super Admin
WARGELIN: DHAMAAN JAALIYADDA AWRTABLE EE KU NOOL DALKA ENGLAND


Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyadda beesha YD/AWRTABLEee ku nool dalka Ingiriiska inay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo lagu soo dhaweynayo ugaaska Yusuf Daarood / AWRTABLE Ugaas Cumar Geelle Maxamed oo lagu qaban doono galbeedka magaalada London, galabnimada Sabtida 02:00 pm oo ay taariikhduna tahey 26/03/2011hadii Eebe idmo.

Cinwaanka hallka lagu qaban doono xaflada :

15 BROAD WAY BUILDINGS

BOSTON ROAD

W7 3TT LONDON

Kale xiriir wixii ku saabsan xafladatan gudiga qaban qaabada oo kale ah:

Mudane Cali Cabdulle ‘’Cali Caymis’’: 02035389598

Mudane Cabdi Nuur Jaamac Xasan: 07538102751

Mudane Sheikh Xuseen Jaamac Dheere: 07984492498

Mudane Cilmi Jaamac Dhagawayne : 07950865749

Mudane Yusuf Maxamed Cabdi :07908446621

Ka soo qayb gal wacan dhamaantiiniyo waqtigoo la ilaaliyo insha Allah.

Mahadsanidiin

Yusuf Maxamed Cabdi Yusuf

mrsomalia@hotmail.com

London

Related Items

Comments


Leave a comment