Mohamed Abdullaahi Farmaajo R/Wasaraha Somalia u dhaafay dalka Ugandha

Tuesday June 07, 2011 - 21:49:11
0 Comments
896
Super Admin
Ra’isal Wasaaraha Dowladd FKMG Somaliya ayaa galinkii dambe ee maanta u dhoofay magaalada Kambala ee caasimadda dalka Oeganda, halkaasi oo ay ku suganyihiin madaxwaynaha Iyo gudoomiyaha baarlamaanka ee Soomaaliya.

Safaraka ra’isal wasaaraha ee dalka Uganda ayaa la sheegay Southern la xiriiro dhexdhexaadin ay dowladda Uganda ku doonayso Inay kusoo afjarto khilaafka kadhextaagan masuuliyiinta dowladda faderaalka ee Soomaaliya, kadib MarkII ay isku mariwaayeen Inay soo afjaraan khilaafka xoogaysanaya ee u dhaxeyeeya masuuliyiinta dowladda.

Wafdi ka kooban laba xubnood oo ay hogaaminayaan madaxwayne Sheekh Shariif Iyo afhayeenka baarlamanka Shariif Xasan oo ku sugan magaalada Kambala ayaa Lagu soo waramayaa Inay halkaasi ay uga socdaan kulamo Lagu Lagu doonayo in soo afjaro khilaafka sii xogaysanaya ee ka dhextaagan labada masuul.

Safarka Ra’isal wasaare Farmaajo uu UGU ambabaxay dalka Uganda ayaa ku soo beegmaya saacado ka hor MarkII uu ku’eedeeyay gudoomiyaha baarlamaanka inuusan diyaar u ahayn in la soo afjaro khilaafka ka dhextaagan masuuliyiinta dowladda.

Burtinletimes@hotmail.com

Burhan yare

Related Items


Leave a comment